Raisul Wasaare caan ah oo $16 Milyan oo dollar siiyey gabar uu shukaansaday

Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan, Sacad Al Xariiri ayaa 16 milyan oo doolar haddiyad ahaan u siiyay gabar u dhalatay dalka Koonfur Afrika oo xayaysiisa dharka hoos gashiga ah ee ay ku dabaashaan dumarka. Wargeyska The New York times ayaa sheegay Arrintan la ogaaday kadib markii waaxda casnhuuraha ee dalka Koonfur Afrika ay damceen inay ogaadaan … Continue reading Raisul Wasaare caan ah oo $16 Milyan oo dollar siiyey gabar uu shukaansaday